Laftagareen oo aqbalay dalab kaga yimid Bankiga dhexe ee Somalia (Sawirro)

Madaxwaynaha Dawlad Goboleedka Koonfur-Galbeed, Hassan Mohamed Laftagareen ayaa maanta qaabiley Wefdi ka socday Bankiga dhexe ee Somalia. Laftagareen ayaa ka dhageystay warbixin la xiriirta qorshaha Bankiga Dhexe dib ugu howlgelinayo laamihiisa dalka, si adeega Bankiga Dhexe loo gaarsiiyo dhammaan dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya. Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), wuxuu soo dhaweeyay qorshaha … Continue reading Laftagareen oo aqbalay dalab kaga yimid Bankiga dhexe ee Somalia (Sawirro)